Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Doorashooyinka Dalka Libiye Ee 60 Sano Kadib oo Dad Weynaha Codkoodii Dhibteen iyo Xisbiga Ku Hareeyay ilaa iyo Hada Codeynta.


(Hadhwanaagnews) Monday, July 09, 2012
Tripoli-(HWN)-iydaoo mudo ku dhow hal qarni dalka Libiya uusan ka dhcin wax doorashooyin ah oo ku aadan asxaabta

Tripoli-(HWN)-iydaoo mudo ku dhow hal qarni dalka Libiya uusan ka dhcin wax doorashooyin ah oo ku aadan asxaabta badan kana soo wareegatay xiligaasi mudo 60 sano ah ayaa hada dalkaasi waxaa ka socdo tirinta codadka asxaabta badan.

Xisbiyada tartanka kujira ayaa labo ukala qeybsan kuwa islaamiyiin ah iyo kuwa iska caadi ah waxaana iminka tartanka codeynta ku horeeya xisbiyada ay reer galbeedka taageersan yihiin halka kuwa islaamiyiinta laga horeeyo.

Tiirnta codeynta oo aan ilaa iyo hada si rasmi ah loo shaacin xiliga lagu dhawaaqi doono ayaa waxaa

soo idlaaday codeynta waxaase wararka ay sheegayaan in uu ku horeeyo raisul wasaarihii hore ee dalka Libiya Maxamuud Jibriil.

Gobolo badan oo kamid ah dalka Libiya ayaa waxaa codadkii laga dhiibtay ku horeeya maxamuud Jibriil waxaase maalmahaan lagu dhawaaqi doonin natiijada cida si rasmiga ah ay guusha uraacday  kuna guuleustay doorashooyinka mudo 60 sano ah kadib dalka Libiya ka dhacay.

Shacabka reer Libiya ayaa ucodeyay in la sameeyo gole qaran oo ka koban ilaa 200 oo kursi waxaana Maxamuud Jibril uu ku baaqay in xisbiyada dalka ay wada shaqeyn buuxda yeeshaan si loo soo dhiso dowlada qaran.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.