|
|
R.Hadhwanaag Prof: Axmed Ismaaciil Samatar oo Maanta isku Soo Sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya isagoo Musharax u ah Xisbiga Hiil Qaran Dhageyso (Hadhwanaagnews) Monday, July 09, 2012 Xisbiyo badan oo ka jira dalka Soomaaliya ayaa markaani kuwada dhawaaqay musharaxiinta utartamaya xilka Madaxweynenimo e Soomaaliya waxaana Xisbiga Hiil Qaran ay Maanta ku dhawaaqen Musharaxooda Kaasi oo Noqday Prof. Axmed ismaaciil Samatar Dhageyso
Halkan guji oo Mobile-kaadad ku Dhageyso.mp3
|