Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka XAQSOOR Md Xasan Ciise Jaamac, Aqoon-yahan Jamaal Cali Xuseen, Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac), Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf, Xoghayaha gobolka Maroodi jeex Xamse Ciise Cabdi, Taliye ku xigeenka Ciidanka Ilaallada Madaxtooyada Somaliland Cismaan Cali Cilmi, Siciid Cawil Axmed Xajiin, Maxamed-aamiin Cabdi Cilmi, Mawliid Keyse Muxumed, Qaasim Daauud Qalinle, Maxamed Muxumed Ibraahin.
 |
HEIGHT: 486px" border=0 src="http://www.hadhwanaagmedia.info/attached/u_70947d_2012-7-9-18-40-36f_5as.JPG" width=250 height=167> |
Dhammaan Masuuliyiintaasi iyo Dhalinyaradda kaleba waxay Hambalyo Iyo Bogaadin Meher wacan u dirayaan Cabdinaasir Xasan Diiriye (Saxaaf) Iyo Nimco Xasan Siciid Faarax oo Meherkooda ka qabsoomay 07/07/2012-ka Hotel Xaraf ee Caasimadda Hargeisa. Waxaanay Illaahay uga baryeyaan inuu Aqal-galkooda ku gaadh-siiyo Bash-bash iyo Barwaaqo. Aaaammmmmmmmiiiiiiiin. Aaaaaaaammmmmmmiiiiiiiiiin. Aaaaaaaaaammmmmmmiiiiiiiiiiiin.