Dhamaan umada muslimiinta waxa la ogaysiinayaa meel kasta oo ay joogaan in mahadka ALFURQAAN academic home waxa uu kugu busharaynayaa gaar ahaan dadweynaha soomaliyeed ee jecel waxbarashada uu qadanayo waxbarasho tayo leh oo iskugu jirta
1. Quraan ka kariimka ah iyo tafsiirkiisa
2. Luuqada carabiga ah
3. Axaadiista rasuulka
4. Fiqi
5. Axkaamta shareecada
6. Muxaadirooyin kala duwan
7. Luqada ingriisiga iyo soomali
8. Xisaabta
Oo dhamaan iskugu jira bilow, dhexdhexaad iyo dhamaystir, sidaa daraadeed waxa laga codsanayaa in dadweynaha sharafta leh cidii danaynaysaa ay ka faaidaysto waxbarashada ilaaliyaana wakhtiga,
Wixii faah faahina ee intaa kala xidhiidh tel: 00 252 2 4161524 or 00252 2 814615 & + 9147974
And SKYPE name: Macalinkhadar AMA alfurqaan16 and email: bedri_hassan4hrg@hotmail.com
Ama mustafecabdi338@hotmail.com ama mustafecadi228@hotmail.com
Importance Notice
All Muslim community notices where ever, in academic home of ALFURQAAN are notices especially Somali community a quality education are available at any time you want a TOT (teacher of trainee) and like this below:
1. Holy Quraan and translation
2. Arabic language
3. Axaadiista rasuulka
4. Fiqi
5. Axkaamta shareecada
6. Muxaadirooyin kala duwan
7. English & Somali Language
8. Maths
Are noticed all Somali community an education beginning, middle and end so that are requested to keep the time and registration or contact for following tell phone : 00 252 2 4161524 or 00252 2 814615 & + 9147974
And SKYPE name: Macalinkhadar AMA alfurqaan16 and email: bedri_hassan4hrg@hotmail.com
Ama mustafecabdi338@hotmail.com ama mustafecadi228@hotmail.com
Fii ga ardayga
1 arday week waa 25$
4 week waa 25$
2 week waa 15$
3 week waa 20$
Sidaa awgeeed ku soo dhawoow al furqaan wakhti kasta
Habeen iyo maalinba( day and night)