Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


War deg-deg ah:- Dab Xoog Badan Oo Ka Kacay Markab Ku Soo Xidhay Dekeda Berbera


(Hadhwanaagnews) Monday, July 09, 2012
Berbera (HWN) Markab ku soo xidhay dekeda caalamiga ah ee Berbera ayaa la sheegayaa in uu dab qabsaday.

Berbera (HWN) Markab ku soo xidhay dekeda caalamiga ah ee Berbera ayaa la sheegayaa in uu dab qabsaday.

Markabkan oo la yidhaahdo Al iimaan oo uu leeyahay Ganacsaddaha Carbeed ee Al Jaabiri, ayaa waxa ay wararku sheegayaan in uu dab xoog badani ka kacay isla markaana hadda lagu guddo jiro sidii loo bakhtiin lahaa.

sidaasna waxa shabakadda hadhwanaagnews u xaqiijiyay wariyaha hadhwanaagnews ee magaaladda Berbera

Kooxda dab-damiska ee Dekedda Berbera

ayaa ku hawlan sidii ay u bakhtiin lahaayeen, dabkan ka kacay markabka.

Warkan oo faahfaahsan la soco saacaddaha soo socda.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.