Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Tuugu wuu is qariyaa halka uu ka xado tulud tahanbuu ka guuraa todobaad kan xaajow mid tiriigsitaa yimi


(Hadhwanaagnews) Monday, July 09, 2012
Waxaan baryahan danbe saxaafada ku arkayay nin la yidhaahdo c/rashiid maxamed cali oo ka hadalayay arin aad looga yaabay oo leh ururkayaga umadda ayaa la fadhataysanayaa

Waxaan baryahan danbe saxaafada ku arkayay nin la yidhaahdo c/rashiid maxamed cali oo ka hadalayay arin aad looga yaabay oo leh ururkayaga umadda ayaa la fadhataysanayaa hadaba waxay bulshadu is waydiinayasaa ururka umadu waa maxay ?? yaa hogaamiye ka ah ??waase kuma c/rashiid oo loo yaqaano (Ina riya raac ) goorma ayuu siyaasad soo galay aqoon intee leeg ayuu u leeyahay siyaasada Somaliland iyo bulshada Somaliland iyo taariikhda qaranka Somaliland

Hadaba hadii

aan in yar ka sheego cabdi riyo raac taariikhda uu umada u leeyahay iyo tay bulshadau u leedahay waa kaaf iyo kala dheeri sidaa waxaan uga jeedaa cabdi oo kasoo laabtay 2011 dalka Somalia oo uu ka ahaa wasiir ku xigeenka hawlaha guud ee dawlada TFG taasoo markii uu dalka ku soo laabtay lagu xidhay madaarka hargeisa iyadoo lagu sii daayay markii danbe saamaxaad madaxwayne hadaba c/rashiid oo taariikhdiisu caynkaa tahay ururka uu ka tirsan yahay ee umada shaki wayna  ay bulshadu ka qabto in  lala xidhiidhinayo somaliwayn  

Qore : c/kariin xuseen warsame

Email : maloosh2002@yahoo.com

Tell : 4419220

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.