sidaynu la wada socono waxaa buurta daalo ee gobolka sanaag shir balaadhan uga socdaa beelaha habar yoonis shirkaas oo lagu qiyaasay inuu lamid yahay kii ugu danbeeyay ee ka qabsooma mudo hada laga joogo 50 sano magaalada khaatumo oo kutaal xuduuda ethopiya la leedahay somaliland shirkan oo lagaga tashanayo aayaha iyo mustaqbalka iyo horumarinta deegaanada ay beeshu degto shirkan oo lafilayo inay ka soo baxaan wax badan oo anfaca dhaam mushtamaca reer somaliland gaar ahaan beesha shirka qabsatay iyo deegaanada ay ka soo jeedaan,
hadaba waxaa isway diin mudanan mar hadii ay beeshu qabsatay mudo laga joogo 50 sano shirwaynaheedii ugu miisaanka cuslaa maxaa kelifay inay ka maqnaadaan oo laga dhex arki