laga qaado ee dabaqada hoose ama aanan heysan lacagao ay dadka wax heysto kula tartami karaan isagoona ka hadlay sidii looga dhimi lahaa qarashaadka laga qaado ee canshuurta.
Obama ayaa sheegay in dadka dabaqada hoose hal sano ay ka faa iideysan doonaan canshuur dhimista waliba dadkaasi oo uu sheegay in ay yihiin dadka dhaqaalahoodu ka hooseeyo sanadkii 250 kun oo dollar kumana jiraan dadka dhaqaalaha buuran heysto.
Madaxweyne Obama ayaa doonayo in uu mar kale ku guuleysto jagada Madaxweynenimo oo iminka uga harsan tahay wax ka yar 4 bilood waxaana uu ku guda jiraa sidii uu shacabka reer Maraykan uga kasban lahaa codad ay siyaan markii la gaaro doorashada guud ee dalka Maraykanka ka dhaceysa dhawaan.
Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.