New York-(HWN)-Xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay Bankii Moon ayaa magacaabay agaasimaha qaarada afrika ee Qaramada Midoobay uqaabilsan HIV Aids-ka kaasi oo la wareegay xafiiska Afrika ee QM ee HIV Aids.
Agaasimaha Qaarada Afrika ee Qaramada Midoobay ee HIV Aidska ayaa loo magacaabay Drs Aisha waxaana ay xilka kala wreegtay agaasimihii ilaa iyo 2007 dii xilkaasi soo hayay.
Drs Aisha ayaa horay usoo aheyd ku xogeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay waxaana ay noqotay agaasimaha guud ee Qaramada Afrika ee HIV Aids-ka uqaabilsan.
10pt; TEXT-ALIGN: justify">Wadamada qaarada afrika ayaa waxaa si aad ah uga buuxa dadka qaba cudurka Aids-ka waxaana afrika ay noqdeen qaarada ugu badan ee qaba cudurkaan halista ah ee HIV Aids.
Haweeneydan ayaa markasta ka dhiidhin jirtay in dadka qaba cudrka Aids-ka in ay heleen quduuq gaar ah waxaan hada ay qaban doontaa horumarinta ladagalanka iyo daweynta cudurka HIV Aids.
Hadhwanaagnewsd Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalada Muqdisho.