Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag

Sidoo kale naadiyada ku hareen gruruubyada waxay haleen lacag waayo koox walboo ka qayb qaadatay qaybta hore ee tartankan waxaa la siiyay 7-milyan oo uero ah.

 balse kooxdii guuleesato waxay heleesay 800,000 oo uero ah halka bar bar dhaca lagu helaayo 400,000 oo uero marka sidaas ayaa lagu kala lacag batay iyo marwalbo kooxda heerka ay soo gaarto lacago ayay ku heelsay.

 waxaana usii dheer TV-ga iyo xayesiinta daqliga ay ka hesho sidaa darteed tartankan waa midka ugu daqliga badan caalamka

Sakariye Cabdi  

Hadhwanaagnews/Office Muqdisho


Kooxaha Chelsea iyo Bayern oo Helay Lacagtii Ugu Badneed Champion-ka Xili Ciyaareedkii Soo Dhamaaday


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 14, 2012
London)HWN)- Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ayaa si rasmi ah maalintii shalay ahayd usoo saaray lacagaha ay abaal

London)HWN)- Xiriirka kubada cagta qaarada Yurub ayaa si rasmi ah maalintii shalay ahayd usoo saaray lacagaha ay abaal marinta u haleen naadiyadii ka qayb qaatay tartankii Champion-ka 2011-12 oo ay ku guuleesatay naadiga Chelsea,

UEFA ayaa u qeybiyeen naadiyadii ka qayb qaateen tartankan lacago gaaray 754.1-milyan oo uero ah waana lacagtii ugu badneen ebid ee kooxaha ka qayb qaatan tartankan qiimaha badan loo qeybiyo,

Kooxaha Chelsea iyo Bayern Munich oo soo gaareen kama dambeestii koobkan ayay heeleen lacagtii ugu

badneed,

Chelsea oo koobkan gacanta ku dhigtay waxaa la siiyay lacago sare u dhaafayo 59.93-Miyan oo uero ah,

Hadii lacagtan la kala qaado 29-milyan waxay ku heshay kaliya kasoo qayb galkii ay tartankan ka qayb qaadatay 30-milyana waxay ka heshay dhanka Tv-ga iyo xayeysiinta naadiga Bayern Munich oo kusoo xigtay dhanka lacagaha  waxay iyadana heshau 41.73-milyan oo uero ah hadii lacagtan la kala qaado ka qayb qaadashada koobkan waxay ku heshay 26.9-milyan halka dhanka Tv-ga iyo xayeysiinta ay ka heshay 14.8-milyan.

Hadaba markana aan fiirino kooxaha qaar ee halay lacagihii ugu badnaa tartankan 2011-12

 

No. Naadi Lacagta la siiyay
1 Chelsea 59.93-milyan oo uero ah
2 Bayern Munich 41.73-milyan
3 Barcelona 40.55-milyan
4 AC Milan 39.86-milyan
5 Real Madrid 38.43-milyan
6 Man United 35-milyan
7 Inter Milan 31.5-milyan

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.