Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hambalyo Kusocotey Siyaasiga Jamaal Ali Husein by Yuusuf husein Abdilaahi


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 14, 2012
Waxaan Salaan u diraya dhamaan ummada musliminta ah iyo bisha barakaysan ee ramadan

Waxaan Salaan u diraya dhamaan  ummada musliminta ah iyo bisha barakaysan ee ramadan ayaan ugu hambalyayna illahayna khayrkeeda ha ina gaadhsiyo,waxaan kale salaan u diraya dhaman warbaahinta afka somaaliga ku hadasha,inta kadib waxaan raba inaan halkan hambalyo uga diro Jamaal Ali Husein oo kamid ah aqoonyahanka somaliland kuwa ugu caansan ama ugu waxaqabadka badan jamaal waa nin habeen iyo maalin u heelan dalkiisa iyo dadkiisa sidu horumar ugadhsiin laha,Jamaal Somaliland wax u geliyey tacab iyo juhdi badan muruq&maalba leh,Jamaal ayaa hore ugu biiray xisbiga Udub taaso keente khilaafbadan ayna gaadhay ila heer maxkabadeed intii kadanbayse Jamaal wax u go´aansadda inu kubiiro xisbi kale ama ururadda cusub qaar

kamid ah lakiin nasiib wanaag wax maanta kamid noqday xisbiga Ucid,Waxaan huba inu Jamaal wax weyn ku soo kordhin karo xibiga ucid maanta kamid noqda waana ku tageeraya inkasto anigu aan ila hada xisbi ama urur cusub aan taagera jirin lakiin Jamaal waxaan ogahay inu himiladda dalkiis aiyo dadkiisu tiigsanayan ee aqoonsi raadiska ah wax weyn kaqaban doono iyo horumarinta dhaqaalaha oo u aqoon gaar ah uleeyahay,waxaan jamaal marlabaad leeyahay jir oo joog halkaasna kasii wad dadaalka aad ugu jirtid dalkaaga.


Yuusuf husein Abdilaahi
Sweden/Trollhättan

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.