Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Jaamacadaha Somaliland maxaa u sababa in uu hoos u dhac ku yimaado?


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 14, 2012
anigooo ku bilaaabayaaa qoraalkayga ama maqaalkayga alaha weyn , waxaaan ugu horeynba salaamayaaa bahda sharafta lehee

anigooo ku bilaaabayaaa qoraalkayga ama maqaalkayga alaha weyn , waxaaan  ugu horeynba salaamayaaa bahda sharafta lehee shabaka daha war baahinta .


21600 pixelHeight">

Marka xiga waxaan wax yaroo kooban ka dhehi doonaaa jaamacadaha Somaliland oo maanta aad moodaysoba baray fatyo  yar yar oo meel walba laga furanaaayo.

Waxaaa qarnigan aynu maanta ku jirto soo  kordhay waxbarasho badan gaar ahaaan  schools dawladu leedahay iyo mid gaaraba.

Jaamacadaha wadanka  ayaa  iyana aan meesha ka maqnayn  oo ayno odhan karnaa maanta iyagaaba ka fudud schools ka hore ama sare si yaroo sahlana loo heli karaa, ama loo dhigan karaaa.

Somaliland waxaa ka furan jaamacado badan waxaana hoos u dhac weyni ku yimi qiimihii ay lahaan jirtay jaamacadi , waayo waxay noqdeen kuwa jeebkooda  u shaqays tayaaala waxaynu aragnaa arday aan wax horeba soo dhigan oo hadana jaamacad dhiganaaya waxaynu aragnaaa arday dugsi sare dhiganaaya oo hadana dhinacna ka dhiganaaya jaamacad waana wax aynu odhan karno way xagal daacisay waxbarashadii soomaaliland.

Jamacadi waxay lahaan jirtay qiime, sharaf ,waxbarasho, jaamadu waxaa geli jirey oo keliya arday soo dhamaysatay waxbarshada dugsiyada sare weliba waxbarashadiisu ay sarayso.

Wasaaarada waxbarashadu waa halka ugu sareysa ee laga maamulo marka laga yimaado madexweynaha wadanka  waxbarashada dugsiyada iyo jaamcadaha waxaanad moodaaa inay wasaaradu aanay waxba ka soo qaadayn ba jaamcadahan qiimihii  ay lahaan  jireena uu  hoos u dhacday.

Waxaan ku soo koobayaa qoraalkayga jaamacaduhu  waa halka arday badan oo dugsiyada sare ku jiraa ku hamiyayaan waxayna ku noqonaysaa niyad jab  weyn waayo arday waxsoo baranaayey mudo badan iyo arday jaamad uun ka soo fuulay salaanka isma qabanayaan,  waxaanan leeyahay way  dihin tahay waxbarashadeenuye yaan la biyo dhicin.

Jaamacaduhuna sidan wax hayskula dhaamaan .

c/rixiin maxed cali ubaxle

 

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.