Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Boqor waxaanu kaa cod sanaynaa in aadan aqbalin cafis ku sheegaa !!!! by ishwaaq kariye london


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 14, 2012
ugu horayn waxaan salaamaya dhaman ba umada isku duuban ee Somaliland meelkasta oo ay adunka ka joogto waxa kale oo ana aad

ugu horayn waxaan salaamaya dhaman ba umada isku duuban ee Somaliland meelkasta oo ay adunka ka joogto  waxa kale oo ana aad u salamay dhamanba bahda saxaafada xorta ah 

in taa  ka baxaci hadi aan u imaado ula jedad maqalkagayn waxa isbuucan aynu ku jirno horaan tisii lagu xukumay maxkamada hargaysa mid ka mid ah madax dhaqameedka somaliyeed kuwooda ugu tun roon kaas oo ah boqor maxamuud awcismaan buur madow  xukunkaas oo ahaa mid  xaqdaro iyo tacadi

ka muuqo iyadoo boqorku uu in mudo ah bilaa danbi ugu xidhnaa jeelka hargaysa iyada oo wax danbi ah aan lagu haysan dhawr jerna ha hor kenay maxkamada oo waxba lagu wayay ayaa hadana xukumaduu badhdhey tacadiga in taa le eg oo boqorka u dhadhicisay mandheera hadaba waxaan boqorka odhan lahaa mid madax waynaha umada na waxaan odhan lahaa mid 

boqorka waxaan leeyahay  bqooroow umada oodhan ayaa aragta in khald lagagalay oo milgahagi iyo sharaftadi dhulka lagun jiiday ee  dhamayso xukunka kugu dhacay

madaxwaynahana waxaan leeyahay madax wayne xukunka waalagu riday boqorka kazoo noqoshan malaha xukumaduna way la socotay oo way u badheedhay ee xukumadu ha ku adkaysato go aan keeda 

wabilahi tawfiiq ishwaaq kariye   london uk

ishwaaqubax@hotmail.com

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.