Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


ALow Cadowgaa Kaa hay by Abwaanad HINDA Osman Abdi Sweden


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 14, 2012
Asalamu calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu. Marka hore waxa aan aad iyo aad

Asalamu calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatu.
Marka hore waxa aan aad iyo aad u wada salamayaa
Dhamaan shaqaalaha shabakada hadhwanagnews iyo-
Dhamaan akrista yaashooda meel kastoo ay joogaanba.
Marka xigta waxan akhriste yaal markale uga soo dheegay
Tix yar oo aferleydii lagu yaqanay dumarkeena sc
Waxayna ku socotaa waa Dhulkii Hooyo-.


Cimrigaa ha ragee alow
Cadowgaa kaa hay
calafkaana eebow
ictiraaf lagugu
canqari sida
caanahoo kale
Calamkuna dhamantii
Caruur iyo cirooleba
cadaanka iyo madowgaba
Calankaagu kii noqoy
Casharada ay ku qaataan
Cirkaa dhakadiisana diyaradaha
cararayaa Cigaal eriboodh iyo
Caga dhigay dalxiisuhu
Cadceeda wacan iyo nabadadu
Cajabisoo sida aan aniguba rabo
Calooshayduna jeceshahay
Cidaadan quruxdiyo
Caraftuudu badantahay
Caleemaha dhirtaada
Cafimaad ku ladhan yahay
Calmashadeedu badatoo
Somalilaandey noqo
Cari loo dalxiiso ana
AAN kU Nool ahay.

BY.HINDA Osman


Abdi Sweden


hinda667@hotmail.com

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.