Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


NIN MEEL U CADDAHAY MEELI KA MADOW by Qalinkii Cali Xaruur


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 17, 2012
Sidan ka warqabno kulankii dhexmaray labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia ee bishii

i

  

Sidan ka warqabno kulankii dhexmaray labada



class=MsoNormal style="BACKGROUND: white; MARGIN: 0in 0in 0pt; LINE-HEIGHT: normal">Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia ee  bishii

hore ee JUNE ee ka dhacay DUBAI wuxuu ahaa mid

ay u dhammaayeen XUKUUMADDA iyo LABADA

XISBI MUCAARADba isla markaana ay dhammaantood

 raalli ka ahaayeen DADWEYNAHANA u sharaxeen

 heshiiskaa iyo faa´idada inoogu jirtay.

 

Hase yeeshee waxa jira dad iyagu WELI duraya oo wax

ka sheegaya qodobada heshiiskaa oo ku tilmaamaya

inuu ahaa mid SOMALIA ku faa´idday SOMALILANDna

khasaare ugu jiro.

 

HAL MAQAARKA DIIDAYSAA MEEL XUN BAY KA URSATAA
 
Anigoo haddaba  ixtiraamaya Fakirka muwaadiniintaa,  waxan

aad ula yaabay meesha uu ka dhaafay  ama ka maray
qodobka ugu horreeya ama qodobka kowaad ee heshiiskii

DUBAI  ee labada madaxweyne  (mudane Siilaanyo iyo mudane

SH. Shariif)  kala saxeexdeen, kaasoo

u qornaa sidan:
 

1. Following the London and Istanbul communiqués that the

          international community  would support dialogue between
          the Transitional Federal Government of Somalia (or its
          replacement) and
THE GOVERNMENT OF SOMALILAND
to
          clarify their future relations, and following the meeting held in
          Chevening House, London, the President of the Transitional
          Federal Government of Somalia and of the president of
          Somaliland met on 28 June, in Dubai.

 

Qodobkaas oo muujinaya in  wada-hadalka iyo heshiisku

dhex maray LABA DAWLADOOD oo Siman  (waa dawladda

Ku -meel-gaadhka ah  iyo DAWLADDA SOMALILAND) .

 

Haddaba waxan kula talinayaa muwaadiniinta reer Somaliland

in aan xaalku idinka noqonin HAL DIIDAYSAA MEEL AY KU

XOQOTO MA WEYDO oo aan mucaaradnimadu idinla sii fogaan.

 

 

Somaliland guul

 

Wa billaahi tawfiiq

 Cali M. Aadam (Cali Xaruuri)

********************************************************

 

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.