Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Meher Wacan:C/casiis Max’ed Ismaaciil (C/Casiis Cawl) iyo Maydhan Cabdi X. Max’ed (Cabdi Fingar)


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 17, 2012


Hooyo Faadumo Nuux iyo Caruurteeda oo kala ah Yuusuf Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/kariim Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Calin Naasir Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Ismaaciil Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, C/risaaq Cawl, Aaamina Cawl iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda, Caasha Cawl iyo Odaygeeda, Hodan Cawl iyo Odaygeeda, Isra Cawl iyo Odaygeeda

-----------------------------------------------------------------------------------------------------

Hooyo Cibaado Axmed Jaamac iyo Caruurteeda oo kala ah Max’ed Muuse Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Fu’aad Muuse Cawl iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Amiin Muuse Cawl iyo Xaaskiisa Nimco Xasan Gaas,

C/casiis Muuse Cawl iyo Xaaskiisa, Axmed Nuur Muuse Cawl iyo Xaaskiisa, Sabaax Muuse Cawl iyo Odaygeeda iyo Caruurteeda

----------------------------------------------------------------------------------------------------

Hooyo Xaliimo Yuusuf Kooshin iyo Caruurteeda oo kala ah Max’ed Xakiim Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Mustafe Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi iyo Xaaskiisa, Khadar Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi, Ayaan Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi, Nimco Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi, Khadra Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi, Khadan Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi,Xamda Sh: C/raxmaan Sh: C/laahi

------------------------------------------------------------------------------------------------------ 

Faysal Ibraahim Yuusuf (Taygaro) iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, Mustafe Sh:C/raxmaan C/laahi (Gargaar) iyo Xaaskiisa, C/laahi Max’ed Nuur (Dhiil), C/laahi Axmed Cumar, Xasan Aar Raabi, Amiin Ismaaciil Guun, C/raxmaan Xuseen Axmed iyo Xaaskiisa, Axmed Jamac Ismaaciil (Axmato), Samatar Max’ed C/laahi, Naasir Axmed Muxumed (Gurey), Cabdi Xayle Xuseen iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadhin aan lasoo koobin karayn u dirayaan

C/casiis Max’ed Ismaaciil (C/Casiis Cawl)

&

Maydhan Cabdi X. Max’ed (Cabdi Fingar)

Oo 16/07/2012 Meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa gaar ahaan Ambassador Hotel, Waxaana Ilaahay ugu Rajaynaynaa inay Noqdaan Labadii Hodmee Hoy Wada galee Hoodaale Noqdoo Hibo iyo Dubaca nag Hooyo..…….AAMMIIN………AAMMIIN


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.