Muqdisho-(HWN)- Waxaa maanta caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho lagu soo dhaweeyay wafdi balaaran oo uu hogaminayo Raisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga Bekir Bosdag kaasi oo ka soo dagay garoonka diyaaradaha e Aadan Cabdulle Cismaan aadan cade.
Wafdigaan markii ay garoonka Muqdisho ka soo dageen waxaa si weyn ugu soo dhaweeyay madax sar sare oo kamid ah dowlada Soomaaliya waxaana intaasi kadib loo gudbiyay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.
Raisul wasaare ku Xigeenka Turkiga Bekir Bosdag ayaa