Axmed maxamed Maxamud ´´Siilaanyo´´,Maxamed ibraahim Maxamud ´´Cirro´´,Xamse aadan haybe,Maxamed C/laahi Sulub,Khadar C/raxman aadan ´´Buush´´,Gadiid Nuur Mooge,Khaalid C/raxmaan Cumar,Siciid C/rashiid ibraahim,C/kariim salaad xirsi,Khaalid maxamed ibrahim´´Sune´´,Daahir Aadan nuur,Raxma saleeban Axmed,Guuleed Mustafe Cabdi iyo Dhamaan Ardey reer Somaliland ee Addis-Ababa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladi,asxabtii iyo ardeydi u ka baxay Alle ha u Naxariistee MAXAMUUD SICIID XASAN (FATIIR) oo goor dhaweyd ku geeryooday Magaalada Hargeysa, waxaanay Illaahay marxuumka uga Baryayaan in uu Jano Fardawsa geeyo..Aammiin...Aammiin.
´Times New Roman´">