OO LA DHACAY, ADEER HADA AYAAD DHOW TAHAY ADNA WAREER HA IS GALIN , ANAGA AMAANKA YAR EE KU GANACSANO HA NAGA XUMEYN HADAAD TAHAY IN OGOL IN LAGA BADIN KARA BADAN KARA OO U DIYAARA U BUDKA IS KEEN OO HAYSTA ADUUN UU WAX KU ARIMANA SOO DHAWOW HADII KALE HADANA AYAAD DHAW DAHAYE HA INAADEERKAA UU HA SHARAXIN GOOBTA U DAA UU YAAN LAYS GARAB YAACIN, OO CODKA HA ISKA KHASARINE REER HEBEKLOW KA JOOG ADIGA MA AHE, OOI RUNTII WAXAA WEEYE LACAG NIMAN HAYSANI LOOLAN SIYASADEED MA GALI KARO
WAA QALINKII
GARYAQAAN- AXMED CABDI SICIID( BIITAR)
HARGEYSA SOMALILAND
barako25@hotmail.com, Tel-4428843
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.