SHARAFTA QARAN AAN DAWLADANI IN AY SAMAYSO KU GUUL DARAYSATAY ISAGOO SHEEGAY INAY JIRAAN DAD KHIBRAD MILATARI LEH OO AAN WAXBA LOO DIRANAY
WUXUU CARABKA KUNDHUFTAY MAR LA WAYDIIYO JAAD U JEEDAA WUXUU SHEEGAY ABAANDUULAA CIIDAMADA BARIGA DHANCADE OO UU KU TILMAAMAY NINKA UGU KHIBRADA BADAN SOOMAALI DHINACA CIIDAN
WUXUU KALOO SHEEGAY INUU MAR AAN HADA AHAYN KA WARAMO DOONI IS CASILADIISA
WAA BILAAHI TAWFIIQ
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.