Damiirlaawyaashiyo waxa jirra dilaalin dadku dhaadinbaa badan ?? by Mahmoud qori
(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 24, 2012
Wacan oo wanaagsan dhaman umadda reer somaliland iyo saxaafada horta ah waxan jeclestay in aan manta halka
Wacan oo wanaagsan dhaman umadda reer somaliland iyo saxaafada horta ah waxan jeclestay in aan manta halka idiinkusoo gubiyo xog muhiimah oon kahelay ali haybe oo ah baadhe sare iyo aqoonyahan ku heel dheer arimaha
Hadaba waxa soo baxay ceebo iyo kashifaado hore oo tani utahay hordhaca waxa kale oo jirah waxaaybo kale oo badan soosocdah waxan manta ilahay mahadiiyah kol hadii uu kashafimay gudoomiye cirro oo manta sidii maafiyada kolbah dawladi soo adeegsanayso waxan leehay umaday maqala oo arka waakaas ninkii sharci dajinta haystay u
adeegayah cadwaga Somaliland hadaba dadow iska jirah damiirlaawayaasha iyo kuwa gawska dhaafsaday masiirkii umada , ee maanta cod iyo taageero idinka doonayah waxa kale oon soo wada xog aad u muhiimaha iyo wax yaalo kale oo fara badan oon sir ahaan ku helay filasho wacan ishalah.
(Ninbaa lagaha hayaa wixii laga dhawrayaah dhacayoo wakaa dhakal dhaankisoo wadah ) waa koow nin weyn oo masuul ah oo dalka katalinayah burburkiisah iyo iibaso umadaada waa ciro in uu manta mashruuc kuqaato UCID barina maxuu samyanaha dalkaba uu iibindoona ileen waa damiir laawe waa maafiyadii ruushka , waxa layidhi ilahayoow nin aan waxba ogayan hacaadbin hada la arka ceebta meesha kadhacday iyo guuladarada ciro
Iyadoo dhawaan kooxda Anonymous ee budhcad computer ( Hackers)
warbixin ay ku daabaceen shabakaddooda ay ku sheegteen inay xadeen in ka badan Hal Malyuun oo qof oo macaamiisha shariikadda Dahabshiil ah xogtooda ayay kooxdaasi waxay sii daysay shallay ilaa maanta boqolaal dhokomanti oo ku saabsan macluumaadka ku keydsana hayayaasha (Servers) shariikadda Dahabshiil oo ah macluumadkii macaamiishooda
Haddaba sida Shabakadda sunatimes ee ku soo baxda luuqadda afka ingiriisigu ay maanta boggooda ku daabaceen mid ka mid ah dhokomantiyadda sanduuq xisaabeedyada iyo faylasha laga xaday Dahabshiil ayaa waxaa ku duugan Guddoomiyaha baanka Jibouti Cabdiraxmaan Maxamuud Xayd iyo qof kale oo isaguna ka mid ah Hawl-wadeenadda dawladda Jibouti oo lagu magacaabo Dahabo Xasan oo sannadkii 2011 dhawr jeer oo isku xig xiga oo u dhexeeyey bilahii March ilaa August usoo xawilay Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliland ahna Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka WADANI lacag qadarkeedu dhanyahay 320,000 (seddexboqol iyo labaatan kun oo dollarka maraykanka ah).
Wakhtiga Guddoomiyaha Baanka Jibouti Mudane Xayd uu lacagtani usoo diray Guddoomiyaha golaha wakiiladda Mudane Ciro ayaa ku beegnayd wakhtigii khilaafku ka dhex dilaacay xisbiga UCID isla markaana maalmaha uu Ciro si gaar ah ugu dhawaaqay inuu furanayo urur siyaasadeedkani WADANI.
by Mahmoud qori
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga