Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogeysiis: Callacademy iyo bushaarada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ay kuu hayso


(Hadhwanaagnews) Tuesday, July 24, 2012
Ogeysiis: Callacademy iyo bushaarada Bisha Barakaysan ee Ramadaan ay kuu hayso

Ma jeceshahay in caruurtaadu ( 7 - 11 jir) ka soo qaybgasho muxaadarooyin koo kooban oo loogu talo galay bisha Ramadan. Muxaadarooyinka waxaa idiin soo diyaariyey caruur soomaaliyeed oo da´doodu u dhaxayso 10-11 jir. Luqada ay ku baxaysaa waa luqadda Englishta.

Saacada: Maalin walba bisha Ramadan 4:00 PM Afrikada Bari

Si aad u soo gasho GUJI ama copy gare Link gan
http://callacademy.adobeconnect.com/r8lhnp5gwbz/


Waxa fududeeyey CALL Academy

www.callacademy.com




Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.