caddaanka.
Hooyadadhashay wiilkan yar, ayaa sheegtay in wiilkeedu aanu waligii arag falaadhahacadceeda, iyadoo ku sababaysay arrintaa in aan idhihiisu soo qaban iftiinka.
Mr. Andy oo ahaabbaha dhalay Harvey, ayaa isaga oo xaalada wiilkiisa ka hadlaya waxa uuyidhi; Wiilkayaga waxaannu wax kasta oo uu leeyahay uga dhignay madow si uu uawoodo inuu wax arko.
Dr. Tony Mooreoo ah la-taliye cusbitaalka idhaha ee Moorfield ee magaalada London, ayaa xusayin wiilkan yahay aanu arki karin falaadhaha iftiinka, indhiisuna soo qabtaanmidabada madow iyo caddaanka uun.
Cudurkanayaa saameeya 35,000 qof mid ka mid ah, kuwaasoo qaybta isha u qaabilsanmidabada iyo falaadhalaha iftiinka ee Ratina-du aanay shaqayn.
Weriye: Ibraahim Khadar Siciid