size=5 face=Arial>aduunke labaad world war two ayoo maamulki boqortooyaddi Ingiriisku uu soo wareejiyey caasimada Hargeysa kana soo wareejiyey Berbera,Balaadhinta iyo horomarinta Hargeysa waxa uu qaatay mudu
si heerheer ah.asalkaba abuurida Hrgeysa waxay uu kala baxday laba qaybood ,
marka hore Magaalada Hargeysi waxay ka bilaamatay maqaaxiyo waab ah uu Dooxa maroodi jeex
laga sameeyey,waxay abuurantay xaafaddi ugu horeysa waa Jameeco-weyn wixi ka dambeeyeyna way fiday meheradihi ba ku soo batay sida faras magaalaha Shiraaqle
-Beerahaxa Qodhac-dheer-Laba-nuux dunbuluq mudu ayey inta ku sugnayd kadib inti Ingiriisku uu soo wareejiyey caasimada wuxuu baneeyey meelo badan sida dhulka ku xeerna faras magaalaha ila fooqa ilma cumer xaashi iyo new hargeysa-jeelka-wada-geel baarliin-liinka booliiska-xaafada milatariga-buqul-jire-biyo dhacay-laanta hawada iyo shacabka
waxa ugu muhiin sana ee maamulki ingiriisku uu sameeyey Hargeysa laba gole uu ka howl gala local government ka haromarintiisa mid wuxuu aha gole shaqaale joogta ah local governmentka iyo gole ka sare uu laga soo xolo odayaasha magaalada kana tala bixiya dhismaha iyo wanaajinta magaalada.
Hargeysa waxay caasimad ku noqotay dhaqanka akhlaaqda suuban ee ilaahay dadkeeda ku manaystay waa waxa ay cid waliba ugu soo hiilowdo,tilmaan yar hadaan idin ka siiyo siday Hargeysi uu soo dhawayn jirtay dad cibaadada ku fiican macalin xasan xabashi-ina baraawe-falaaxo heerash iyo sheikhadi faadumo dhamaantood waxay ahaayeen duyuuf daba ka yimid Hargeysa waxay uu dhiigtay golgol xareer ah ,iska wax uu qabsa loogo dhiisay malcamadihi ay caruurta quraanka iyo diinta ku bari jireen
Mar walba waano garab taaganahay
gudidda Odayaasha ee Hargeysa
Nabad gelyo
Waa:Maxamed Kosaar Faarax Jirre