Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Ogysiis: Shirka Golaha Hoggaanka Tolka


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 28, 2012
Golaha Hoggaanka Tolka (TOL Leadership Council (TLC)) wuxu qabandoonaa Shirka Wadatashiga Tolka Gadabursi:

Golaha Hoggaanka Tolka (TOL Leadership Council (TLC)) wuxu qabandoonaa Shirka Wadatashiga Tolka Gadabursi:

 

TAARIIKHDA LA QABANAYO: AUGUST 25-29, 2012

 

MEESHA LAGU QABANAYO:  RAYS HOTEL, BORAMA, SOMALILAND

 

Shirkani wuxu markii ugu horraysay meel isugu keenidoonaa ergooyin ka kooban madaxdhaqameedyo,

aqoonyahanno, iyo bulshada qaybaheeda kala duwan oo ka kala socda Somaliland, Djibouti, Ethiopia iyo qurbaha; waxana ay si qotadheer ugu  eegi doonaan marxaladihii tolku soo maray, maanta waxa taagan, mustaqbalka iyo sidii loo waajihi lahaa wax kasta oo tolka soo foodsaara. Shirkan waxa loogu talagalay in uu gogol u dhigo wadatashi midaysan oo tolku ka yeeshu danihisa guud. Waxa kale oo lagaga wada hadlidoonaa sidii loo xoojin lahaa xidhiidka sokeeye ee ka dhexeeya tolka iyo beelaha kale ee reer Somaliland, Djibouti, iyo Ethiopia ee ay ka yihiin qayb muhiim ah, xigtanimo qotadheerna wadaagaan.     

 

Wixii faahfaahin ah fadlan guji halkan www.tolleadershipcouncil.org/?p=797

Ama nagala soo xidhiidh emailka tlc@tolleadershipcouncil.org

 

 

 

 

    TOL Leadership Council (TLC) Convention Notice

 

The TOL Leadership Council (TLC) will hold a Grand TOL Convention in Borama, Awdal, Somaliland August 25-29, 2012.

 

Place: Rays Hotel, Borama, Awdal, Somaliland

 

Date: August 25-29, 2012

 

This convention will, for the first time, bring together delegates from the Samaroon community’s traditional, intellectual and professional resources from all four TOL domiciles of Somaliland, Djibouti, Ethiopia, and the Diaspora for a serious TOL conversation to take stock of the past, assess the present, and find a way to face the future with the tools necessary to deal with the challenges of a fast-changing world.  It is intended to provide a unifying forum for an in-depth discussion of the interests and issues facing the TOL as well as strengthen bridges with other communities in Somaliland, Djibouti and Ethiopia of which the TOL is an important and integral part and with which they share deep kinship.   

 

For more information, please visit www.tolleadershipcouncil.org/?p=781

Or contact us at tlc@tolleadershipcouncil.org

 

 

 

         

 

 

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.