Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


hanbalyo maxamad aw adan wayrax by ahmad ayuub


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 28, 2012
waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa murashaxa maxamad aw aadan wayrax

   waxaan halkan hanbalyo uga dirayaa murashaxa maxamad aw aadan wayrax

maxamad waa xoghayii 2 jeer ee dawlada hoose waa nin khabiira waana nin uqalma
xilkaa uu isu soo taagay waa nin ay mamuladii hore, soo wada shaqeeyeen
walow markii danbee kulmiye qabsaday, sifo kale lagu bedelay oo cid waliba la yaabtay

 maantana waxanu leenahay wlc back gudoomiye markale oo soo dhawoow
waa nin  u qalma hargaysaa og khibradna ule arimaha dawlada hoose aqoonteedana le


hadanu


nahay jaliyadaha dibadana aad banu usoo dhawynaynaa



ahmad ayuub
bi tawfiiq maxamad

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.