waxaa somaliland lagu candadawley waxaa loo yaqaan doorashooyin,iyada oo la baal marsan yahay shacriggi kala xadeynta ee gobolada iyo degmooyinka ee lagu heshey shirweynihi borama ee 1993 ee ay iskugu yimadeen beelaha jsl ee laguna heshey in la qaato sharciggi kala xadeynta gobolada iyo degmooyinka ee jirey 1967 ee lixddi gobol ee wadanku ka koobna wahktigaa, lana tirtiro sharciyadii umadda lagu xasuuqayey ee uu sameystey keligii taliyihi xukuunki burburey.
ka dib charterkii borama ,markii la ansixiyey distoorka jsl ayey tuulo waliba waxaa ay hoose tagtey meeshi laga xukumi lahaa,
TEXT-ALIGN: justify">hasayeeshe waxaa muuqata in ay degmooyinka qarkood dhuul fidhsi ay wadan awgeed aany ogoleyn distoorka u yaal jsl
somaliland.arrinta waxaa ka muusl noqoon doono xukumadihi kala danbeyey ee ka talinayey jsl ila 2004 to 2012.
waxaa muuqata in ay meelaha qarkood lagu isticmalayo awood dhinac wax uu riixaysa.sidaasina dadku way arkayaan laakin wey gabsanayaan oo bal waxay egayaan sida wax loo mamuulo.arrintasi ahkirkeedana waxaay ku danbeyn fashil xuun.
waxaa aad iyo aad u haboon in ay dadweynuhu la socdan wax yaabaha la isku khiyameynayo sida doorshooyinka oo kale xududa gobolada iyo degmooyinka, dadka marwaliba laga joojinayo in ay ka footeyaan degmoonka oo ay marwelba ku jiraan xayiraad.gudomyaasha gobalada qarood dib ha ha fadhistaan sharici aya indin horyale
alaa madleh
ibrahim isse
almis11@hotmail.co.uk
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga