Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


TAAGEERO IYO HANBALYO BADHASAABKA GOBOLKA M/JEEX EE BEESHA MAKAAHIIL U GARATAY; AQOONYAHAN,SACIID MUUSE CABDI-BUSTAALE-


(Hadhwanaagnews) Saturday, July 28, 2012
Anagoo ah Chief-Caaqiladda iyo Cuqaasha ka soo jeedda Gobolka M/Jeex ee hoos ku qoran, Waxaanu taageersanahay kuna hanbalyeynaynaa,

Anagoo ah Chief-Caaqiladda iyo Cuqaasha  ka soo jeedda Gobolka M/Jeex  ee hoos ku qoran, Waxaanu taageersanahay kuna hanbalyeynaynaa, Beesha Makaahiil Aqoonyahanka Siciid Muuse Cabdi Bustaale, ee ay u soo garteen inuu noqdo Badhasaabka Gobolka M/Jeex, Iyadoo aanu ku kalsoonahay inuu yahay Masuul ka soo bixi kara hawshaasi aqoon iyo waayo-aragna ku ah, Laguna hubo daacadnimo, karti, Cadaalad iyo dhexdhexaad ku dhacna leh, Walibana dad iyo deegaanada Gobolkana si weyn u aqaana,  Waxaananu  Ilaahay uga baryaynaa inuu xilka Badhasaabka Gobolka M/Jeex u fududeeyo, anaguna waxaanu balanqaadaynaa inaanu si habsami ah ula shaqeyn doonno haddii Alla yidhaahdo.

ns = "urn:schemas-microsoft-com:office:office" />

 

                                         ALLAA MAHAD  LEH

1.       CHIEF -CAAQIL:  C/RAXMAN XASAN XOORRE

2.        CHIEF-CAAQIL:   MAXAMED JAAMAC HADHIYE

3.       CHIEF-CAAQIL:     AXMED DAAHIR DIGAALE

4.       CHIEF-CAAQIL:    CALI MAXAMED MUXUMED

5.       CHIEF-CAAQIL:    MAXAMED AADAN JAAMAC

6.       CAAQIL:                 MAXAMED XUSEEN CABDILAHI

7.       CAAQIL:                 XUSEEN CABDI QAWDHAN

8.       CAAQIL:                JAAMAC CALI WACAYS

9.       CAAQIL:                AXMED X. MUUSE GABAL


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.