Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Tartan Qur’aan Aqris oo Loogu Magacdaray Abaal Gudka Madaxweyne Geele oo ay Ka Qeyb Galayaan 9 Wadan oo Geeska Afrika ah oo Dalkan Jabuuti Ka Furmay.


(Hadhwanaagnews) Monday, July 30, 2012
Jabuuti-(HWN)- Tartankaan Qur’aan Aqriska ayaa si toos ah uga furmay magaalada Jabuuti ee dalkan Jabuuti waxaana Tartankaani

Jabuuti-(HWN)- Tartankaan Qur’aan Aqriska ayaa si toos ah uga  furmay magaalada Jabuuti ee dalkan Jabuuti waxaana Tartankaani ka qeyb galay 9 wadan oo geeska afrika ah.

Tartankaan Qur’aan aqriska ayaa loogu magac daray abaal gudka Madaxweynaha dalka jabuuti ismaaciil Cumar Geele waana wareega 13 aad ee qur’aan aqriska.

Wadamada ka qeyb galaya Qur’aan aqriskaani ayaa ku yaala wadamada geeska afrika waxaana ay kala yihiin Uganda, Sudan,Somalia,Ethobia. Jazeerada Kumur,Yaman.Kenya,Tansania.iyo dowlada Jabuuti oo iyadu tartankaani marti galineyso.


inter-ideograph; MARGIN: 0in 0in 10pt; TEXT-ALIGN: justify">Tartankaan loogu magac daray abaal gudka Madaxweyne Geele waxaa soo qaban qaabisay wasaarada diinta iyo ow qaafta dowladan Jabuuti waxaana furitaanka tartankaani ka hadlay wasiirka diinta ee jabuuti Xaamud Cabdi Suldaan.

Wasiirka ayaa sheegay in ka qeyb galayaasha sadeeda wadan marka laga reebo jabuutu uu urajeynayo  maalmo wanaagsan inta ay dalka Jabuuti ku sugan yihiin waxaana kaloo uu daaha ka qaaday muhiimada ay uleedahay tartankaan Qur’aan aqriska iyo isagoo waalidiinta dalkan Jabuuti ugu baaqay in caruurta kula dadaalaan sidii Qur’aanka loo bari lahaa.

Wariye Hibaaq M.Sulub.

Hadhwanaagnews /Office

Djibouti,DJibouti

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.