heshaa lacag ka yar inta gabadha hore lasiiyo, sababta oo ah dawladdu waxay u aqoonsan tahay ninka in uu hore u helaylacagtii la siin lahaa.
Macluumaadkanwaxay warbaahintu ka heshay warqad lagu daabacay guriga la yidhaa House ofCommons Library, waxaana ka mid ah macluumaadkay tilmaamaysay; Ragga xaasaskabadan leh waxay heli doonaan qiimayn caalamiya oo waxa la siin doona waxyaaboooridiisa labaad ku noolaan karto.
DalkaIngiriiska waqtigan waxa mabnuuc ah in dalka Ingiriiska la guursado wax kabadan hal gabadh ah, inkastoo qof kasta diintiisu hadday u ogolaanayso si gaarah loogu ixtiraamo.
AfhayeenkaWaaxda shaqada iyo daryeelka qoyska, ayaa warbaahinta u xaqiijiyey ingal-daloolooyin badan ka jiraan sida loola dhaqmo ninka labada xaas leh, loonabaahan yahay in lacagta daryeelka qoyska loo kordhiyo.
Weriye: Ibraahim Khadar Siciid (ibraahim.hadhwanaag.org)