Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Waa Kuma Gaboose ? Goormuu Siyaasada So Galay?,,, Qalinkii By: Mowliid Cabdi Tooliye


(Hadhwanaagnews) Wednesday, August 01, 2012
Marka hore waxan Salamyaa Umada Reer Somalind Meel Kasta O ay Joogaan Waxan Leeyay Ramadan Kariim Marka Xigta waxan salamaya Bahada Hadhwanaagnews

Marka hore waxan Salamyaa Umada Reer Somalind Meel Kasta O ay Joogaan Waxan Leeyay Ramadan Kariim Marka Xigta waxan salamaya Bahada Hadhwanaagnews Oo U Deegta Bulshada Kala Duwan
Illahay Ayaa Mahad Leh Intaa Kadib ,, Waxan Jecelaystay Inaan Waxay Ka Sharaxo Dr Gaboose Oo Waydii U Danbayay Ku Dhex Hafnayay Mug Weynta Siyasada Oo Hadaba Salanaka Ka Dhacayaa
Haan U Soo Daadago Ujeedada Aan Qalinka U So Qatay ::


Aan Ku Horeyo Su aasha Ah ..   waa kuma Gaboose ?

Gaboose Wuxuu Leeyahay Dabeecado Aad U Ged-Gedis Badan Oo U Keentay In Ay Dhaxalsiisay Guuldarro Badan ilaa

maalintii uu siayad barre uu aha dhakhatarka ilaa maanta Oo U Yahay hogamiyaha urur siyaasadeedka ummada

Wuxuu kaloo la dagaalamay UDUB, markii SAHAN soo bixi weyday Wuxuu goostay in uu ku biro Kulmiye ama Ucid, gacamaha ayey ka taagteen labadaa Urur inuu ku soo biro .

Isaga oo ka tegay ragii ay wada socdeen lana sheegay inuu Aduun lacageed qaata, Wuxuu Ku biirey UDUB, wuxuu Rayaale siiyay taageero iyo amaan xad dhaaf ah, Kulmiyana wuxuu kala horyimid dagaal aan xeerin lahayn. Markii Rayaale guuleystay wuxuu wasiir u magacaabay Cawil . Markii uu ku hungoobay xilkaas wuxuu ku qaaday dagaal.

Wuxuu abuuray ururkii muranka sharcigu ka oogmay ee QARAN.

Xadhig ayuu ku mutayastay, mudadii uu xidhnaa waxa u hiiliyey kulmiye
Kulmiye waxa uu u magacabay wasiirka dakhliga markii  ay dabeecadiisu ay la heeshin wayday wasiirada ka tirsan xukumaada waxa uu ku dhaqaaqay in uu is cesilo kadib waxa uu yidhi waxan raba in aan siyasadeeda ka gun gaadho .. Waxa Aan Odhan Karaa .. Nin Daad Qaday Xunbo Cugsay


Goormuu so Galay siyaasada ?


Waxa u So Galay Isaga Oo Siyyad Barre U Noqaday Dhakhtar waxa Ku Jiray Guul wadaw siyaad ,, Kadib waxa Uu Ku Biray Ururkii SNM Kadib Waxa Lagu Dhawaqay dawalada somaliland waxa loo soo doortay wasiirka dakhliga somaliland wakhtigii uu ina cigaal uu wadanka hayay waxa uu xilka hayay
muddo 4 bilood iyada oo ay isku dhaceen wasiiro xukumada ka tirsan iyo macangagnimo fara badan
 wuxuu niman culima la sameeyay urur la yidhaahdo Xisbul-Islaam.  

Way isqabteen culimadii kadib wuxuu ku biirey ururkii SAHAN.xubnihii SAHAN way iska horyimaadeen.



Wuxuu kaloo la dagaalamay UDUB, markii SAHAN soo bixi weyday Wuxuu goostay in uu ku biro Kulmiye ama Ucid, gacamaha ayey ka taagteen labadaa Urur inuu ku soo biro .. ( Qof Maryaha Uu Xidhan Yahay La Heeshiin Wayay .... Xil madax weyne ma Qaadi karaa ? Jawaabtu waa maya..


waxa  la soo daayay,  2009 wuxuu ku biirey kulmiye,  dhaqaalihii xisbigu u dhiibay Xiligii ololaha Doorashada, waxa ka muuqday Gedgedis  badan Madaxweyne Siilaanyo isaga oo waxaa ka indho Qarsanaya, Wuxuu u magacaabay wasiirka daakhiliga, Inyar dabadeed waxay iska horyimaadeen xubnihii golaha wasiirada, wuu iscasilay,


Waxa u abuuray Ururka UMMADDA is uu gabood siyaasadeed uga dhigto Xiligan la qabtay Shirweynihii ururka Ummadda waxa soo baxday sida aynu ka warqabno in ay ka maqnaayeen ragii uu ku duulaayey ee ururka la abuuray oo shirka maalintaasi ka maqnaa, waxa uu shirkii ka dhigay kii Golihii dhexe ee siyaad barre, waxa uu diiday in ay cidi kula tartanto, haween iyo dhalin yaraa gacmaha wada taagay taasna waxay ku tusaysaa in halkaasi ay ka soo muuqdaan dabeecadihii gaboose iyada oo ururkuba aanu cagaha isku taagin, beritana hadii uu sooba bixiwaayana waxa aynu maqli isagoo ku eedaynaya cid kale wixii isaga ka xumaaday. 

isku soo wada duubto hogaamiye aanu la shqayn ,taageerin amaanin ma jiro. SIyaad bare ilaa siilaanyo. Intaa mid aanu caayin ka horimana ma jiro. Haduu Gaboose shar leeyahay iyo haduu kheyr leeyaha waa kaa. Hadii aad waxa Ku Qadan Waydaan waxad Qaadi Doontaan( Guul wadow gaboose


                                                                                                    Wa Bilaahi TawaFiiQ


Qalinkii By: Mowliid Cabdi Tooliye
 
********************************************************
Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.