Marka aynu isku naxariisano ayaa ilaahayna inoo naxariisanayaa
Aabo iid Aw jibriil waa Aabo Naafo ah isla markaana ka masuula qoys danyar ah oo u baahan in la caawiyo.
Aabo Iiid Jibriil Yuusuf waxa uu haystaa shan caruurta kuwaas oo laba ka mid ahi xanuusanayaan isaga oo isaguna ah qof naafo ah oo aan hawl qabsan karin.
FONT-FAMILY: ´Arial Narrow´,´sans-serif´; FONT-SIZE: 14pt">Qoyskann danyarta ah ayaa ku sugan xaalad aad u liidata isla markaana u baahan in lala gaadho gargaar deg deg ah.
Ilaahay subxaanahuu wa tacaalaa uma waayin wax uu siiyo balse inaga ayaa laynagu eegaayaa sida aynu ugu naxariisano keena jilicda san ee u baahan in la caawiyo.
Walaalka muslinka ahow adiga oo ka faa,iidaysanaya khayraadka ku jira bisha barakaysan ee ramaddaan soo caawi qoyska danyarta ah ee ay iskugu darsantay wax la,aan,xanuun iyo naafo.
Wixii caawimo ah waxaad ugu hagaajin kartaaa.
Acount-ka Dahabshiil: HRGD29546 ama
Tell:+2522 4143464