class=MsoNormal>Guddidani waxa kale oo ay sheegeen in jidkan lagala kulmo dhibaatooyin iyaga oo xusay inay hadyo jeer ka dhacaan shilal kala duwan kuwaas oo gaysta khasaare iskugu jira naf iyo maalba.
Guddidan oo ka kooban todoba xubnood waxay shacabka Somaliland iyo xukuumadaba u soo jeediyeen in loo baahan yahay in la dhamaystiro biriijkaas oo qayb weyn ka qaadan doono isu socodka gaadiidka iyo dadka ee xaafadaas.
Hadaba wixii dhaqaale ah ee lagu biirinayo dhismaha biriijkan waxa loogu hagaajin karaa.
Acount Dahabshiil: D30304
Tell: 002522 4834334.