London, (Hadhwanaag/W/Wararka):- Orodyahanka labada lugoodba goan yihiin, ee Oscar Bstorius ayaa guul balaadhan ka soo hooyay, tartanka orodka afarta boqol ee mitir ka dib markii uu kaalinta labaad galay, sidaana ku noqday qofkii ugu horeeyay ee isaga oo luga la ku guulaysta kaalmaha ugu horeeya ee orodka caalamiga ah.
Orodyahanka curyaanka ah ee Bstorius oo dhalashadiisu tahay dalka Koonfur Afrika ayaa tartankii orodka afarta boqol ee mitir ku dhameeyay 45.04 seconds, waxaana isaga iyo orodyankii kaalinta koowaad galay ee Ugelan Santos, ay kala horeeyeen afartan ilbidhiqsi oo kaliya, waxaanu sidaa ku dhigay ninkani rikoodh iyo taariikh cusub.
Markii uu dhamaystay tartankaas ayaa isaga