Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Gaboose iyo Faizal iyoCali Gurrey Caadi maha by Yaxye Zakariya


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 05, 2012
Sadex nin midna wax lagama qoro: Ali Gurrey, Dr. Gaboose iyo Faizal cali warabe.

Sadex  nin midna wax lagama qoro: Ali Gurrey, Dr. Gaboose iyo Faizal cali warabe.
Faizal fudeed dartii waa kaa durba Jamaal niyada ka diley ee yidhi hadaannu doorashada waannu qaadacaynaa. Jamaal xisbiga waa laga kireeyey oo Faizal weligii ka dhib laa’n mayo. Faizal Cali waraabe ciil iyo cadho badan oo uu qabo dadkii UCID ka yaacay ayuu had iyo jeer Abdirahman Ciro u canbaareeyaa isaga oon faizal fahmin waxa uu weli Gudoomiye uuga yahay paliement ka.
Faizal Cali waraaba

ha loogu dhaarto in Cabdirahman Ciro ururkiisu uu xisbi u gudbi doono laakiin UCID aanay xisbi noqon doonin.
Dr. Gaboose isagu wuxuu ku waashey Silaanyo oo weliba wasiirka daakhilga ka dhigey oo hadan ka aqbalay in uu axsaabta furo. Gaboose waa abaal laawe
Oo dowladii uu ka mid ka ahaa ayuu iminka ina leeyey wey kharibantey.
Gaboose isaga waxa ku dhacay cudur Silaanyo la yidhaa oo isagaa u baahan in maskaxa laga daweeyo intuu leeye cid baan daweynayaa.
Ali Gurrey isna wuxuu kolba xisbi galaba uu kolba dowlada microphone ka caaya ba waxa iminka la ogaadey in aannu geigiisuba nin caadiya aheyn.
Dr. Gaboose, iyo Faizal Cali warabe iyo Ali Gurey midna yaan lagu mash quulin waxay yidhaahdaan sadex duba iyaasada ayey ku saaqideen oo waxoodu wa ka soo qaad malaha e.
 Yaxye Zakariya

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.