Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Qarax ismiidaamin ah oo ay Dad Badani Ku Geeriyoodeen oo Ka Dahacay Dalka Yeman.


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 05, 2012
Cadan-(HWN)- Wararka ka imaanaya dalka Yeman ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay Koonfurta dalka Yeman

Cadan-(HWN)- Wararka ka imaanaya dalka Yeman ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah uu ka dhacay Koonfurta dalka Yeman kaasi oo dhaliyay Khasaaro isugu jiro Dhimasho iyo Dhaawac.

Inta la ogyahay dad kor u dhaafaya 30 ruux ayaa ku geeriyootay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii qof naftii hure ah uu isku qarxiyay xaafada ka tirsan gobolka Abyan ee koonfurta dalka Yeman.

Qaraxyada ka dhaca dalka Yeman ayaa bilihii ugu dambeeyay waxaa ay noqdeen kuwa isdaba joog ah waxaana

bishii ayno soo dhaafnay qarax ismiidaamin ah lala eegtay ciidamada dowlada Yeman oo 200 oo askari ay ku geeriyoodeen.

Saraakiil uhadashay dowlada cusub ee Yeman ayaa daboolka ka qaaday in kooxaha Argagixisada ah ee aan dadka utureynin ay ka hortagi doonana dhibaatooyinka ay dalka la wareegayaan.

Ururka Al Qaacida ayaa aduunka looga awood roonaaday hayee shee waxaa ay markaani soo laba jibaareen in qof uu naftiisi u qarxiy si uu ulaayo umad muslimiin ah.

Hadhwanaagnews Kala Soco Wararkii Ugu Dambeeyay ee Caalamka oo idiinkaaga imaanaya Stuudiyaheeda Magaalda Muqdisho.

 


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.