Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Korodhka Khidmadda Xoolaha ee dekeda Berbera oo keentay culays lama filaan ah


(Hadhwanaagnews) Wednesday, August 08, 2012
Ganacsatada xoolaha dhoofisa ayaa aad uga welwelsan caqbadahanlagu soo beegay xiligii xoolaha ugubadan Somalilad laga dhoofin jiraylacagta adagna dalka ka soo gali jirtay.

Berbera (HWN) Tobankii casho ee u danbeeyay waxa hoganayayxeryaha adhiilaha magaalada  Berbera  kuwaasi oo tiadooda lagu qiyaasay 75000  neef oo adhi ah, waxaana lagu guda jiraa xiliga xoolaha u badan ay  dhoofaan dekada berbera.

 waqtigaasoo inta badan ganacsatada xoolaha dhoofisaa ku mashquulsanyihiin dhoofinta  xoolaha ayaa hadaba  todobaadkan u daneeyay waxa soo foodsaartaycaqabad, waxaana dhacday in xukuumadu  kordhisaykhidmadii  ay  qaadan jireen maxjarada  Berbera ku yaala.

Arrintan ayaa sababay in hawshii rarida  xooluhuistaagto ilaa hadana  aan xal lagagaadhin,waxaanawiigan gudihiisa dala soo gaadhay waiila shirkada aljaabiri  Xasan All Xasaani oo dalka  u yimid sidii isbadala xukuumada ku dhacay wixii  ay hore ugu heshiiyeen 

uga wada hadli lahaayeen ilaa iminana waxisbedelay ma jiraan xoolihiina waxay hoganayaan xeryo adhiilaha  Berbera.

 

Ganacsatada xoolaha  dhoofisa ayaa aad uga welwelsan caqbadahanlagu soo beegay xiligii xoolaha  ugubadan  Somalilad laga dhoofin jiraylacagta adagna dalka  ka soo gali jirtay.

waxaanay qaar kood leeyihiin oo aay a digayaan hadii aan xukuumadu ka noqonlacagta ay ku kordhisay maxjarada oo iyagna dusha ka sii fuulaysa in xoolahoodaay kula wareegi doonaan dekadaha dariska ah,  hadii sidan xukuumadu ku adaysato.

 waayo ayayyidhaahdeen ganacsatadu culays  intaa ka badanma qaadi karto xiliga  xagaaga  oo aad u kulul, iyada  oo aanay xooluhu intaa wax  badan u adkaysan karin in  ay sii joogaan berbera.

culayskaa ayaanay ganacsatada xooluhu  ku  tilmaameen caqabad hor leh,  waxana  u sii dheer xili xagaa ah oo aad u kulul  oo aanay xooluhu u adaysan karin.

hadaba xiligan lagusoo beegay hidmad ordhinta lacagta xuuumadu a qaadato macjarada ayaa ganacsatada qaarood u araan in dhoofa xoolahaba la xyirayo,mana aha ayaay leeyihiin in waqtigan dood aga furaba arimahan tanina waxay u egtahay toojar macjarada iyo ganacsatadaba la saarayo.

Berbera
Hadhwanaagnews

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.