Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Taageero Iyo Duco Abwaan Haddraawi School In Hargeysa SL By: Cali A. Ismail Dheeg


(Hadhwanaagnews) Friday, August 10, 2012
Anigoo ka mid ah qurbejooga reer Sl jecel isku duubnida sinaan iyo caddaalad taam ah dadkeenu

Anigoo ka mid ah qurbejooga reer Sl jecel isku duubnida sinaan iyo  caddaalad taam ah dadkeenu ku wada noolaado waxaan taageero kaal iyo laabta ah udirayaa dhisda hirgelinta iskuulka loogu magac darray abwaan Ma´ed Ibrahim Haddraawi  lagana dhisay casumadda Sl ee Hargeysa Aabahii murtida iyo hrigelinta Afsoomaaliga laga aasaasay hoboladii wabeeri,  Haddaba  Haddraawi wuxuu oo ka mid yahay  abwaanada Soomaaliyeed aadka loo wada qadderiyo jecel yahay guud ahaan dalka Soomaaliya iyo mandaqada oo oo dhanba, dadka qaar iyaa Haddraawi u yaqaan inuu yahay abwaan keliya laakiin anigu waxaan aaminsanahay inuu yahay cilmi faaliya aftahan ah aqoon yahan iyo khibrad ilaahay u siiyey hibo qaar ah waa ( Philosophist) ku xeeldheer cilmi dimeed iyo mid aduunba.
 


align=justify> 
Waxaynu ogeyn in muddo dood iyo isfahan wa magac bixinta iskuulkan ka taagnayd arrintu gaadhay qaraad ka qaraad iyo iyaado fikradaas dadka qaar si guraacan u fasilay ama hadalka u dhigey saxaafadda qaarna aad u buunbuunisey  iyo faanada caanka ah ee Soomaalinimada aad u jecel Maryan Mursal Ciise oo iida´caddaha ka sheegtay inuu abwaan Haddraawi diiday magaciisa loo bixiyo Iskuulkaas arrintaas oo dadk Af Soomaaliga ku hadla ku noqotay naxdiin af kala qaad abwaankuna wax badan ka jawaabay eedaas kusalaysan cunsurinimo laakiin nasiib wanaag arrintaas wey beenowday mid abwaan haddraawi looga bartay´na may ahayn Faanada Maryan Mursalna ciidla bay ka cadho tay hadal iyo guun waxaan leeyahay iskuulkaas waan soo dhawaaynayaa oo taageero niyo iyo duco baa waan usoo diryaaa ilaahayna ka dhigoo kii ardayda barata kana qallin jebisa noqodaan kuwii dalka iyo dadkooda anfaca hogaamiya Aamiin Aamiin wada dheeh.
 
 
Taarrikhda iyo Sooyaalka Beesha Gabooye
 
Waa dad ilaahay ugu deeqay diin jacayl aftahanimo colaad nacayb wadannimo farshaxaanimo dalka  Soomaaliyeed wada anfacday hobolada iyo fanaaninta ugu caansan Soomaali wa iyaaga waxay kaloo muujiyeen inaay yihiin halgamayaal neceb gumeysiga cadowaha shisheeye allayleh waa dadkii dalka Soomaaliya sal ahaan leehaa loogu yimi.
 
Sidii  u gabaygiisi wadaniga ahaa ku sheegay abwaan alle ha u naxarristee timo cadee dugsii ma leh qabyalaadi waxaay dumis mooyee´ ,,
 
 
By: Cali  A. Ismail Dheeg
 
Political pundit Newport-SouthWales/UK

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.