Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Muuqaalada Sawiradii Ugu Layaabka Badnaa Ee Kamaraduhu Ka Qaadeen Ciyaar-yahanada Dabaasha Olympic-ga London Oo Muujinaya Dareenka Biyuhu Ku Yeeshaan Aadamaha


(Hadhwanaagnews) Friday, August 10, 2012
London, (HWN):- Kamaradaha loogu tala galay in ay muuqaalada ciyaar yahanada dabaasha ee ka qayb qaadanaya, tartamada caalamiga

London, (HWN):- Kamaradaha loogu tala galay in ay muuqaalada ciyaar yahanada dabaasha ee ka qayb qaadanaya, tartamada caalamiga ah ee Olympic-kada London ka qayb qaadanaya ayaa in badan oo ka mid ah sawiradaasi noqdeen kuwo soo jiitay indhaha caalamka.

Sawirada ciyaar-yahanada ayaa noqday kuwo yeeshay muuqaalo layaab leh, oo isugu jira dareenka shakhsiga ah, caabiga biyuhu ku keenaan qofka iyo dareenka naftu ka qaadato


biyaha, qaar badan oo ka mid ah ciyaar yahanada ayaa muuqaalada jidhkooda, gaar ahaan wajiyada, timaha iyo meelo kale oo ka mid ah jidhkoodu sameeyay is badal aanay malayn karayn inay noqon karaan.

Sawiradani maaha oo kaliya kuwo looga jeedo isbadalka muuqaal ee ciyaar-yahanada dabaasha, hasa yeeshee waa kuwo muujinaya ama laga dheehan karo, dareenka nafeed iyo jidheed ee aadamigu dareemo marka uu biyaha ku dhaco ama meel sare kaga soo boodo, waxa kale oo ka muuqda sida biyuhu saamayn wayn ugu yeelan karaan nafta iyo muuqaalka qofka, akhriste haddaba nala daawo qaar ka mid ah sawiradaas.

 

Faysal Maxamed Xasan

Hadhwanaag/office Hargeysa Somaliland

f.maxamed03@hotmail.com


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.