Masjidka Cali Mataan Ee Badhtamaha Hargeysa |
Hadhwanaagnews waxuu idamka Alle idiin suuro-galiyey meelkastood dunida ka joogtaan inuu idiin soo gudbiyo Xalqaadka Wacdiga Iyo Duruusta Ka Oogan Masaajidda Hargeysa qaarkood Iyo Khudbadahaba. Iskudubaride C/salaam-Abuhurayra DHAGAYSO
HALKAN GUJI OO DEJISO AMA MOBILE-KAAGA KU DHAGAYSO