Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Eid No 5 At Ceelaabe Residence


(Hadhwanaagnews) Saturday, August 18, 2012
Waa mid ka mid ah labadii wakhti ee farxada ciida la innagu waajibiyey ama la inoo jideeyey.magaalada Hargeisa

 Waa mid ka mid ah labadii wakhti ee farxada ciida la innagu waajibiyey ama la inoo jideeyey.magaalada Hargeisa waad ka dareemi kartaa farxada ciidul Fidriga.sanadku deg-deg badanaa ma waxa durba la marayaa August.waxaan rajeynayaa in ciideenu noqon doonto mid ku saleysan sharciga islaamka,dhaqanka wanaagsan iyo dadnimada toosan intaba.

ugu horeyn waxan jecelahay in aan munaasibada ciida awgeed halkani aan ka salaamo ummada muslimiinta ah meel kasta oo ay joogto.Happy Eid.marka labaad waxaan jecelahay saaxibada bah-weynta saxaafada gaar ahaan ,togaherer,hadhwanaag,oodweynenews,etc.ayaan jecelahay in aan u diro hambalyada ciidul  Fidriga.

waxa kale oo aan salaamaya dhammaan saaxibadeyda gaar ah-ka iyo guud ahaan bahda

qoraalka iyo akhriska intaba sidoo kale shaqaalaha aanu wada shaqeyno dhammaantood oo aanan halkan ku soo koobi karin.

 

wakhtiga waan qorsheyn doonaa

 

4:30 ayaan toosi doona if allah says

5:00 ilaa 5:40 waa salaadii subax

6:00 waxaan qaadan doona shower

6:40----- 7:00 waxan isku diyaarin doonaa salaada ciida if allah says beritoole .waxaan xidhan go,shaal ah,iyo macawistii ciidaha,dabcan sandhal.waxaanan qaadan doonaa haddii ilaahay yidhaahdo sijaayadii.waxaan rajeynayaa in aan ku tukado garoonka maxamed warsame stadium ee ibraahim koodbuur.halkaasina waxaan ku sugnaan doonaa inta salaada iyo ducadu dhammaan doonto.kadib waxa loo soo noqon  Quraacdii oo beer wadata if allah says.inta badan gelinka hore guriga kama baxo oo xaafada ayaan iska joogaa.hase ahaate gelinka danbe ayaan suuqa soo taaban doonaa.waxaan jeclaan lahaa in aan 10 mnt soo joogo madaxtooyada.10 mnt soo joogo maansoor hutel.10 mnt soo joogo ambasadorka.10 mnt soo joogo berbera.10 mnt soo joogo gabiley.

 

 abdifataah mahamed ahmed

 

********************************************************

Hadhwanaag marnaba masuul kama aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeedda iyo xilkeedaba sida. waxa keliya oo hadhwanaag media dhiirigelinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga


Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.