Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag

Munaasibada Ciidal-Fidriga Iyo Bandhiga Fanaaniinta Nimco Yaasin, Qaboojiye, Saxardiid Iyo Jacbur Oo Huteelka Crown Ku Soo Bandhigi Doona Ee Hamoogaan.

(Hadhwanaagnews) Saturday, August 18, 2012
Fanaaniinta kala ah Nimco Yaasin Caraale, Cabdi Jaamac (Qaboojiye), Saxaridiid Maxamed Saxardiid (SMS) iyo Maxamed Jacbur ayaa Show-Suugaaneed ama Bandhig Faneed laba habeena ku qaban doona Huteelka Crown ee Magaalada Hargeysa, Munaasibada Ciidal-Fidriga Awgeed.

Bandhigan Ciida oo  raaligelin doona cidkasta oo ka soo qeybgasha daawashada, isla markaana nasiibka u hesha, Habeenada bandhigan Ciida ayaa kala ah Maalinimada Axada habeenimada ay Isniintu soo galayso ee ay taariikhdu tahay  19/8/2012, iyo Maalinimada Isniinta ee ay

Salaasadu soo galayso, taariikhduna tahay 20/8/2012.

Sidaa daradeed, Cid kasta oo jecel daawashada bandhigan Ciida yaanay, moogaan, qiimuhuna waxa weeyaan  $20 Dollar. Balanteenu waa Huteelka Crown ee Magaalada.

Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.