Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


ciid mubaarik by mohamed hassan jamac GERMANY


(Hadhwanaagnews) Saturday, August 18, 2012
bismilahi raxmani raxiim marka hore waxan hal kan ka salaamayaa shacbwaynaha reer

bismilahi raxmani raxiim marka hore waxan hal kan ka salaamayaa shacbwaynaha reer somaliland  meel kasta ay joogan.


ugu horeen aan ku bilabe ehel iyo qaraabo iyo asaxaabtayda oo kala joogta daafah dunida iyo waxan kaloo salamayaa dhamaan shaqalaha kala duwan ee hadhwanaag news una taagan inay soo gudbiyaa warar mac quula .
waxan kaloo hal kan ka salaamaya aabahay  xassan jamac ducale iyo hoyaday shamis saleeban xuseen iyo dhamaan  caruurtan walalaha nahay waxan kolo hal kan si wayn uga salaamayaa asaxabtayda dagan cariga GERMANY waxan idiin leeyahay  ciid mubaari kulu caam wa antum bil khayr ciida diideedana farxad iyo bar waaqo ku gaadha



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.