Anigoo ka mid ah dadka reer soomaliland ee qurbo jooga ah waxaan halkan hambalyo iyo tahniyad ciidul Adha u marinayaa ummadda muslimiinta meel ay joogaanba
gaar ahaana ummadda reer Somaliland kuwooda Qolqol joogga ah, Waxaanan leeyahay ku ciid caafimaad iyo farxad, cibaadadana sidii iyo si ka sii badan u sii wada
Mohamed Abdirahman