anigoo ah ismaaciil dulcad waxaan leeyahay hanbalyo ciid mubaarik waxaan farxada ciidal fidriga halkan ka salaamayaa shaqaalaha hadhwanaagnews waxa kaloon salaamayaa guud ahaan shacabka soomaaliyeed gaar ahaana waxaan salaamayaa shacabka iyo xukuumada iyo ciidanka iyo culimada qaranka somaliland waxa kaloon salaamayaa qoyskayga iyo caruurtayda waxa kaloon salaamayaa reer ismaaciil bookh iyo reer maxamuud aw cabdi waxakaloon salaamaya dhamaan fanaaniinta soomaaliyeed iyo fanaaniinta reer somaliland oo aanan halkan magacyadooda kusoo koobi karayn waxaan leeyahay ciid wanaagsan ilaahay ciidan ciideeda haynagu gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cimri dheer waxa kaloon halkan uga ducaynayaaa inuu ilaahay caafiyo abwaan gariye aaamiin aaamiin aaamiiin
inter-ideograph; TEXT-ALIGN: justify; MARGIN: 0in 0in 10pt" class=MsoNormal>
ismaaciil maxamed ismaaciil dulcad
ciiid mubaarik dhamaaan muslimiinta