Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


Hees Cusub Nasra Erayadii Abwaan Shevodinio Mohammed Ahmed "Mudiir"


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012
Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah Bahda shabakadda calamiga ah ee Hadhwanaag-media


Marka hore waxaan idiin soo dirayaa salaan qaali ah
Bahda shabakadda calamiga ah ee Hadhwanaag-media
oo xusid iyo qaddarin iga mudan iyo Asxaabtayda sharafta badan ee Adduunka daafahiisa ku sugan Ciid mubaakar wa-kullu caam wa antum bikhayr.
sans-serif"> 

Xilligiyo ayaamahu
Kala aaya wacanoo 
Intifaac ku kala mudan
Suugaanta ereyguna
kala aayatiin wacan
Ma sinaba abwaannadu
Maah-maah baa astaysoo
Togba waa intiisiyo
Wuxuu uur u qaadoo
Muggiisuu awooddaa
Waxba yaan aroorine
Abshir dhaha dadwaynoow.

Waa hees cusub oo la magac baxday Nasra waxaa Midhaha Curiyey ama Allifey Abwaan 
Shevodinio Mohammed Ahmed, Waxa laxanka ku ladhay Mullaxanka caanka ah ee aan laga daba odhan Cabdinaasir Macallin Caydiid,
waxaa ku luuqeynaya Al-fannaan: 
Gulled Ahmed waxaa rabbi ku Manneystay cod Diirran oo hannaan farshaxannimo ku lifaaqan tahay,waxaa kale oo ilaah hibo u siiyey kaga dhawaajinta (Music),ama garaacidda Muusigga. 

waa billaahi tawfiiq



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.