laguwada ciido nabad
iyo horumar taam ah xaqiijisana geediga loogu jiro dhidibo u aasida umad lajaanqaadi karta aduunka horumaray.
Ugaas Xasan isagoo fadliga iyo farxada ciidan kafaaiidaysanayana wuxuu dhamaan umada islaamka ah ee udhalatay deegaanka ee kusugan daafaha dunida uu ugudbinayaa fariintiisaq ah
WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAXAAN EEBE IDIINKA BARYAYAA CIIDAN CIIDEEDA INAAD CAAFIMAAD QAB IYO CIBAADO KU GAADHAAN ,
islamarkaana dhamaantiin waxaan idinku dhiiri galinayaa inaad kaqaybqaadataan Horumarka iyo xasiloonida nabada ee deegaankeena maanta ka hanaqaaday.. Allaa Mahad leh
CIID WANAAGSAN DAL IYO DIBADBA MEEL WALBA OO AAD KUSUGAN TIHIIN