|
|
Hambalyo Meher Wacan oo Ciida Fidriga la Kowsatay oo ku Socoto Lamaanaha C/Amiin Daahir Obsiiye iyo Aamina C/casiis Maxamed Oo Meherkoodu ka dhacay Dalka Ingiriiska (Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012 Xasan Daahir C/laahi iyo Xaaskiisa, Maxamed Daahir C/laahi iyo
Xaaskiisa, Faysal
Xasan Daahir C/laahi iyo Xaaskiisa, Maxamed Daahir C/laahi iyo Xaaskiisa, Faysal Daahir C/laahi iyo Xaaskiisa, Rashiid Daahir C/laahi, Maryan Daahir C/laahi, Faadumo Daahir C/laahi, Khadiija Daahir C/laahi, Faadumo C/laahi iyo Reerkeeda, Adeero Cali C/laahi iyo Caruurtiisa, Ilma Cumar Jimcaale oo kala ah Haboon Mahdi, Muxubo Mahdi Hooyo Yusur Cali. Saynab Xasan Cali, Aamina Maxamuud Wacays, Cabdi Cali Xirsi, C/raxmaan Nuux Axmed, Caydarus Axmed Ismaaciil, C/risaaq Axmed Hayaan, Nimcaan Dheeg Ibraahim, Muxiyadiin Maxamed Daahir,
Dadkaas oo dhami waxay Hambalyo iyo Salaan hawada u marinayaan Meherka
C/Amiin Daahir Obsiiye Iyo Aamina C/casiis Maxamed
Oo Meherkoodu ka dhacay Dalka Ingiriiska Magaalada London gaar ahaan Xaafada East London.
|