Home World Suugaan Sport Entertainment Contact Us RadioHadhwanaag


CIID MUBAARIK CIID MUBAARIK UMMADDA RER SLND by ahmed h dubbe


(Hadhwanaagnews) Sunday, August 19, 2012
Waxaan hambalyo ciid mubaarik leenahay dadweyneha rer SLND gudo iyo debed ba

Waxaan hambalyo ciid mubaarik  leenahay dadweyneha  rer SLND  gudo iyo debed ba
 waxaanu leenahay gaar hadaanu nahay qurbe joogta baraf ka wehesheta  ciidmubaarik     ,,,, 
 dhamaan tiin   karaamada, sharafta, xaragadu waa NABAD, NABAD,  ayaa caano lagu maalaa
  sidaa markaan leeyahay  waxaan u jeedaa inta qoriga sidata  ee garabka uu u sudhan yahay
  walaalayaal iska dhiga oo  guriga kaga kaalaya, oo aan wada ciidno,,, ciida ciida ciid wanaagsan ciida,,,
 
 ahmed h dubbe       
 
      sweden



Friendly Link

Afnugaal.comAfrodigg.comAftahan.orgAlhidaaya.infoAlimuse.comAllaybaday.comAwdalnews.comBaligubadle.comBatalale.comBerberanews.comQarannews.somalidiasporanews.com/ SomaliPC togaherer www.aminarts.com

©2001 - 2010 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.