Hooyadayda Qaaliga Ah Khadiija Yusuf, Iyo Caruurayada Shucayb Sidiiq, Shafia Sidiiq, Shakir Sidiiq , Xaaskayga qaaliga Ah
Kaltuun Jamac Dawaare , Iyo Walaaladay Iyo Caruurtooda Dhamaan Ummada Muslimiinta Ah Iyo Dawlada Somaliland
Madaxwayne Axmaed Siilaayo Iyo Marwadiisa Aamiina Waris,
Iyo Shacabka Qaaliga Ah, Iyo Dhamaanba Qoys Iyo qaraaboba
waxaan Leeyahay Ilaahay Bishii Barakaysanayd Ee Ramadaanka Fadligeeda Hayna Siiyo Iyo Fadliga Ciidul Fidrigaba Aamiin
Aamiin,sanadkaa sanadkiisa Iyo Kuwa Kadambeeyaba Caafimaad qab Cimridheer Iyo Cibaado Saalax Ilaahay hayngu Gaadhsiiyo Aamiin Aamiin,Wabilaahi Towfiiq
By Sidiiq Sh Farah Gabaar
Gaashaan_1986@hotmail.com
size=4>Skandenavian